Gal-Mudug oo cambaareysay weerarkii ka dhacay deegaanka Af-urur

June 8, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay war saxaafadeed ka soo soortay dagaalkii ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidanka Puntland ku lahaayeen deegaanka Af-urur ayna ku dileen askar ku sugnayd saldhiga , Madaxda Gal-Mudug ayaa sheegay in ay ka xunyihiin falkaasi, ayna diyaar u yihiin inay Puntland iyo Gal-Mudug iska kaashadaan la dagaallanka argagixisada.

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ay ka soo saareen Gal-Mudug dagaalkii ka dhacay deegnak Af-urur


A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online