Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Bandhigga Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya.[Masawiro]
(June 25, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 25 June 2018 waxaa uu ka qayb galay bandhigga Xeerka isgaarsiinta Soomaaliya oo lagu qabtay Caasu
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo kormeeray Dugsiga Tababarka Janaraal Gordon.[Masawiro]
(June 25, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon aya
Madaxweynaha Puntland oo Furay Kalfadhiga 41-aad Ee Golaha Wakiilada Puntland.
(June 23, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23 June 2018 waxaa uu furay Kalfadhiga 41-aad ee Golaha wakillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha a
Shirkii IGAD ee ku saabsanaa Xaaladaha ka taagan South Sudan oo la soo Gabogabeeyay.[Masawiro]
(June 22, 2018)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo maanta ka dhacay Garoowe
(June 21, 2018)
Garoowe:- Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ee khamiislaha ahaa  ayaa maanta waxaa looga hadlay arrimaha  Amniga , siyaasadda ka hortaga cudurka HIV/AIDS iyo ilaalinta gaadiidka Da
Madaxweynaha JFS Maxamed Abdullaahi Farmaajo oo u safray dalka Itoobiya
(June 21, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qe
Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway, Erna Solberg (Masawiro)
(June 20, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi, Erna Solberg. Labada
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland
(June 19, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Norway
(June 18, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo, waxa ayna ka wada h
Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya oo Heshiis Gaaray
(June 16, 2018)
WASHINGTON. D.C:-Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta isla gaaray heshiis ay dowlada Itoobiya ku maalgashaneyso afar dekedood oo ku yaalla Soomaaliya. Heshiiskan ayaa ka danbeeyay kadib marki

« Previous PageNext Page »