Daawo Ciidamo Kenyaan ah oo ku sugan Raaskambooni iyo Buurgaabo (Daawo Video)
November 10, 2011 - Written byKismaayo:-Ilaa iyo intii ay ciidanka dalka Kenya ay ka soo talaabeen xadka dalka Soomaaliya ayna qabsadeen degmooyin ku yaal Gobollada Jubooyinka ayaa waxaa soo kordhaya muuqaalada ay saxaafada dalka Kenya ka soo tabinayso ciidan kooda iyo ciidamo soomaali huwan ah oo taageersan DFKM iyo ururka Raaskaambooni
Video hoose ayaa waxaad ka arki doontaa ciidanka dalka Kenya iyo ciidamo ka tirsan Raaskaambooni oo uu hogaamiyo u yahay Shiikh Axmed Madoobe oo mar ahaan jiray Guddoomiyaha Gobollada Jubooyinka ee Maxkamadihii Islaamiga iyo ururkii Xisbul Islaam ee ku biiray ururka Alshabaab.
Source ntv.co.ke