Dowro ka dhici doonta Masjidka Abu Hureyra ee magaalada Columbus

November 24, 2011 - Written by
Ohio:-Waxaa lagu qabanayaa Dawro Cilmiga Sharciga ah tii Sadexaad iyo Muxaadarooyin Diini ah Masjidka Abu Hurairah ee magaalada Columbus, Ohio. Muxaadarooyinka waxaa ka qayb qaadanaya culimo ka kala timid gobollada ku yaala Maraykanka, sidaa daraadeed waxaan ku wargelinaynaa walaalaha degan Columbus iyo nawaaxigeeda in ay ka faa’idaystaan Dawradaan iyo Muxaadarooyinka Diiniga ah, sidoo kale waxaa ka faa’ideysan kara walaalaha kala socda kheyrka Telephonada iyo Paltalk-ga.

Dawrada iyo Muxaadarooyinkan waxay socon doonaan sadex maalmood oo xiriir ah, Friday Nov 25, Sat Nov  26, and Sun. 27, 2011 Fadlan halaga faa’ideysto Culimada.

Dowradii 3aad Flyer

Maxamed Hassan
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,452 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>