Ogeysiis Beder Center Study Programs oo bilaabaysa korsooyin

November 12, 2011 - Written by

Hargeysa:-Xarunta Beder waxa ay ku ogeysiinaysaa in la bilaabayo kooras ah “Professional Diploma in Islamic Banking System” oo socondoona -insha Allaah- muddo afar bilood ah. Wiigii saddex maalmood ayaa la imanayaa oo  ah habeenkii 7:20pm-9:00pm. Diiwaangalintu way socotaa ilaa November 17,2011.

Faahfaahinta barnaamijka waxa aad ka helaysaa documentiga ku lifaaqan email-kan. Fadlan fur attachments-ka si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.

Halkan ka akhriso Ogeysiiska iyo korsooyinka ay bixineyso Beder Center Study Programs

Waad mahadsantihiin.
Cabdiraxmaan Xasan Nuur
G/xigeenka iyo Madaxa Waxbarashada
Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustqbalka iyo Talobixinta
Tel: +252 2 512233

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,778 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>