Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas oo ku soo laabtay Muqdisho

November 13, 2011 - Written by

Muqdisho:-Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas ayaa  maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha  Adan Cade ee Muqdisho.

Wafdiga Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Aden Cadde Raisulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha  C/wahaad Ugaas Xuseen iyo wasiiro ka tirsan xukuumada Gaas Xildhibaanno, saraakiil ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM.

Raisulwasaaraha DFKM Cabdi weli Maxamed iyo wafdiga la socda ayaa ka soo laabtay  gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan waxaana sidoo kale ku soo dhaweeyey garoonka Aden Cadde Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Xusen Carab Ciise.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,774 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>