Shiikh C/Qaadir Boobe Nebi Maxamed waa Naxariis Qeybtii Labaad (Daawo)

November 19, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro qiimo leh oo uu kaga hadlayey Naxariista Nabi Maxamed  Nabadgalyo iyo naxariis dushiisha ha aatee ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Al-Aqsa

Muxaadarada Sheekh C/qaadir Boobe  uu uga hadlay Nabi Maxamed ayaa ka koobnaa ilaa laba qeybood,Halgan.net ayaa horey u sii deysay qeybtii koowaad waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa qeybtii Labaad .

Waxaa isku duba riday
Maktabada Al-Suna
Ustaad C/rashiid Ahmed
Halgan.net,Nairobi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,779 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>