Tahriibinta Caruurta Soomaalida oo xad dhaaf noqday
November 11, 2011 - Written byYemen:-Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga, lagana kaxeeyey dalka Yemen
Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Caruurtan ayaa laga tahriibayaa ay Soomaali ku jirto ka kaxeeyeen dalka Yemen una sii wadeen dalka Sucuudiga.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.
VOA
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
1 Comment so far
Leave a comment
Asc/ waad kumahadsantihiin sidaad usoo tabinaysan Dhacdooyinka naxdinta leh