Ururka waxbarashada iyo caafimaadka ee “A.D.E.H” oo Shirkiisii Sadaxaad Qaban doona Khamiista

November 23, 2011 - Written by

Ururkan Waxaa uu wax ka qabtaa dhisida Schoolada iyo Isbitaalada ku burburay dagaalada Waxaana la asaasay sanadkii 2009-ka.Sanadkasata waxaa uu soo bandhigaa Magaalada ama degmada uu Schoolka ka dayac tiray ama ka dhisay iyo ardayda uu dhiganeysa Schoolkaasi uu ruruka dayac tiray ama dhisa.

Waxaa laga Codasanayaa dhammaan Dadweynaha in ay kasoo qayb galaan Shirkaan oo aad ka arki kartaa Flyerka Cinwaanka lagu qabanayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>