Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray Markazkii Daarul Xadiis ee Damaaj (Dhageyso)

November 20, 2011 - Written by

Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Sacda gaar ahaan Markaskii ugu weynaa Salafiyiinta ee Daarul xadiis  ee Damaaj ayaa sheegaya in ay fashilmeen waanwaantii ay wadeen waxgarad iyo cuqaal ka soo jeeda qabaa,ilka خولان بن عامر وهمدان بن زيد waxaaan socdaalkooda ku weheliyey gudoomiyaha magaalada Sacda فارس مناع .

Kooxda xuutiyiinta ee Raafidada ayaa dalbaday in lagu soo wareejiyo goobaha buuraha ay difaaca kaga jiraan ardayda Markazka ee Daaru Xadiis gaar ahaan جبل البرَّاقة waxaana gaashaanka ku dhuftay Qabiilka Waadica iyo Sheekh Yaxya Xajuuri Xafidahulaah.

Halgan.net oo caawa xiriir la sameysay arday ku sugan Markazka ayaa sheegaya in xaalada ay ka sii dareyso kooxda xuutiyiinta ay qorsheynayaan in ay duulaan dhiigbadan uu ku daato ay ku soo qaadaan Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj waxaa sidoo kale Markazka ku sugan Caruur iyo waayeel qaarkood ay qabaan cudurka Sokorta.

Hoos ka Dhagayso Shiikh Yaxye Xaajuuri oo ka Hadlaya Xaaladii ugu danbaysay ee Markazka Daarul Xadiis

[Audio:http://www.halgan.net/Mp3/3-bian_baghi_hothiin.mp3]

Sheekh Yaxya Xajuuri ayaa caawa si qoto dheer uga hadlay makriga iyo xaalka ugu danbeeyey ee Markazka Daarul Xadiis wuxuuna sheegay in aysan marna aysan wareejin doonin goobaha ay ku sugan yihiin.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online