Wasiirrada G/dhiga ee Midowga Afrika oo uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa

November 14, 2011 - Written by

Addis Ababa :-Waxaa maanta uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya Wasiirrada G/dhiga ee wadamada ku bahoobay Midowga Afrika waxaana shirka diirada lagu saari doonaa xaalada amaanka ee dalka Soomaaliya iyo howgalada ciidamada AMISOM.

Shirka ayaa waxaa ka hadlay warbixina siiyey wasiirada kale wasiirka G/dhiga ee dalka Burundi iyo Uganda oo ay haatan ciidamo ka joogaa gudaha dalka Soomaaliya kuwaas oo lagu qiyaaso 9,000 askari, oo garab siiya ciidamada DFKM .

Afhayeen u hadashay  ururka Midowga Afirka, Lulit Kebede ayaa sheegtay in kulanka maanta ka furmay magaalada Adis Ababa uu yahay mid muhiim ah kaas oo lagu falaqeyn doono arimo badan waxayna sheegtay in shirka aan loo ogoleyn warbaahinta.

Shirka ayaa waxaa kale oo ka hadli doona wasiirada G/dhiga dalalka Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti oo lagu wado in ay ciidamo geeyaan dalka Soomaaliya waloow ay Kenya ciidamadeeda qabsadeen haatan qeybo ka mid ah gobalka J/hoose.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2011
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online