Xildhibaan ka tirsan DFKM oo lagu dilay maanta degmada Wadajir ee G/Banaadir.

November 9, 2011 - Written by

Muqdisho:-Waxaa maanta duhurkii lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed oo ka mid golaha baarlamaanka ee DFKM waxaana xildhibaanka lagu dilay degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho .
Koox ku hubeysan bistoolado afkana u duuban yahay ayaa dilay Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed xili uu soo eeganayey guri uu ku lahaa Degmada Dharkenlay.

Ilaa haatan ma jiraan cid sheegatay dilka Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed  lamana aqoonsan kooxda dilka u geystay Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed .

Geerida Xildhibaanka ayaa waxaa u xaqiijiyey warbaahinta Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ma jiraan ilaa hada cid ka tirsan DFKM oo ka hadashay dilka Xildhibaanka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,773 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>