Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo saaka soo kormeeray qeybihii gubtay ee suuqa Xamarweyne
(January 26, 2012)
Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka soo kor meeray qey bihii gubtay ee suuqa Xamarweyne oo xalay uu ka kacay dabweyn oo baabi’iyay qeybta qudaarta iyo raas
Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’u suu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil
(January 26, 2012)
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan
Macalin Daahir Allaha u naxariisto Eheladiisiina sabar Allaha ka siiyo Sh Maxamed Idirs
(January 26, 2012)
Naf walbaa geeri waa dhadhamineysaa, Ilaahay xaggiisa ayaana loo wada noqonoyaa. Innaa Lilaah wa inna Ileyhi Raajicuun Macalin Daahir Aweys Ilaahay naxariistii Janno ha geeyo, daraja sarena Allaha sii
Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Macalin Daahir Aweys
(January 25, 2012)
Afgooye:Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa deegaanka Ceelasha  Biyaha ku geeriyooday  allaha u naxriistee Shiikh Macalin Daahir Aweys oo ahaa macalin iyo Sheekh weyn oo si wey loo
Ururka Al-Shabaab oo Bayaan ka soo saaray Xafiiska QM ee laga furay Muqdisho(Akhriso)
(January 25, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta bayaan ka soo saaray xafiiska ay ka furtay QM magaalada Muqdisho waxay ku tilmaamtay mid dhibaato hor leh u horseedaya shacabka Soomaaliyeed dhibaatadaas oo ay
Culimada iyo Issimada Puntlland oo kulan gaar ah ku yeeshay caawa magaalada Boosaaso
(January 25, 2012)
Boosaaso:-Culimada waaweyn ee ku nool degaanada Puntlland iyo Isimid ayaa waxaa ay kulan ku yeesheen caawa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,Kulanka caawa ayaa  waxaa uu qayb ka yahay kula
Taliye Ibliis iyo Taajkiisa W/Q Suleymaan Maxamuud
(January 25, 2012)
London:-Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood isku wada mid
Qarax lala beegsaday ciidanka DFKM ee ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo
(January 25, 2012)
Beled-xaawo:-Waxaa maanta qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa DFKM xili ay dhexmarayeen degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo, qarax ayaa warar ka soo baxa
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Jerry Rawlings oo soo gaaray Muqdisho(sawiro)
(January 25, 2012)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Jerry Rawlings iyo wafdi uu horkacyo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaana uu kulan la qaatay madaxweynaha DFKM
Ciidanka Maraykanka oo xoog ku soo furtay Shaqaalihii Hay,adda DDG
(January 25, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano oo u dhexeeya degmada Cadaado iyo Gellinsoor,

« Previous PageNext Page »