Dufcadii 4aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-furqaan oo ka dhacday magaalada Laascaanood.(Daawo Video-ga)
July 20, 2012 - Written by
Ugu horayn waxaa halkaas kahadlay maamulaha macahadka allfurqaan Sh.yuusuf Haybe waxa uuna maamuluhu sheegay machadku inuu utaagan yahay inuu soosaaro ardodhisan kadhisan dhanakasata waxa aan marakasata hiigsanaa sidii aan uhorumarin lahayn machadka allfurqaan.waxaa sidookale halkaas kahadlay ustaad c\rishiid oo kamida barayaasha machadka allfurqaan. Culimada ka soo qaybgashay waxaa kamid ahaa Sh.c\naasir Xaaji Axmed Xafiduhulaah.waxa halkaas Lagasheegay sheekha iyo aasaaskii macadka Iyadoo Sh,c\naasir halkaas loogamahadceliyay kaalinka uu shiikhu kuleeyahay barashada Diinta islaamka ee guud ahaan gobolladan.
no images were found
Sh.Cali Macalin ayaa isna halkaas ka hadlay oo sheegay in maanta ay fursad haystaan ardaddan qalin jabisay inaan barigii hore jirin in qofku intuu halkaas istaago uu ku khudbeeyo carabi markaa waxa aan idin leeyahay waa fursad qaaliya kafaa iidaysta.waxaa halkaas kahadlay Culimo farabadan oo ay ka midka ahaayeen Sh.c\naasir faraaid,Sh.Axmed maxamed Sulaymaan.Sh.Xasan Carab oo ka mid ah culimada G\sanaag oo halkaas ka sheegay qiimaha uu dheeryahay Gobolka Sanaag Gobollada kale ee deegaanadan waxa uuna sheegay in Sanaag ay tahay meel ku fiican nolosha iyo qaybeheeda kale duwan markaa waxaan idin leeyahay bal soo booqda Gobolka Sanaag.
Mid ka mid ah shaqaalaha shirkada Telesom,C\raxmaan Sayn oo ka mid ah shaqaalaha shirkada iyadoo shirkadu kaalin mugleh ka qaadata qaybaha kala duwan ee waxbarashada deegaanka waxa ayna halkaas ku xidhay qalab maqal iyo muuqaala oo lagadaa wanayay guud ahaan qaybaha machadka ee ay ku sugnaayeen haweenku, waxaa isna halkaas ka hadlay .Mubaarag Xasan Aar oo ka mid ah ganacsatada deegaan ka ahna mulkiilayaasha shirkada Lesco ee korontada Gobolka Sool oo kaalin muhiima ka qaadatay sidii goobaha cibaadadda ugu deeqaab laydh bilaasha iyo guud ahaan masaajidada kuyaal Gobolka Sool ay siiyaan laydhka waxa uuna sheegay inuu wax kaqaban doonaan horumarinta waxbarashada deegaanka.
Hoos ka Daawo Xafladii Dufcadii 4aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood.
Machadka Al-furqaan ee
magaalada Laascaanood.