Mutamarka Islaamiga ee ka socda Stockholm [ Live Maqal iyo Muuqaal ]
July 7, 2012 - Written bySweden:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan akhritayaasha Halgan.net in si Live Maqal iyo muuqaal ah kala socon doonaa Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka oo bilaawday maanta oo bisha Julay ay tahay 5 ilaa 8 bisha July Radio Halgan Live iyo Halgan Web Tv Station ,iyo qolka Paltalka ee Altaqwa Center , Mutamarka ayaa sanadkan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden.
Waxaan bilaabatay muxaadaradii SheekhC/raxman Abyad Cinwaanka MuxaadaradaAmaanada Kalimada iyo ilaalinta carabka
NB: Fadlan ka ha duuban muxaadaraadkii Video ee live uga baxaya webka Halgan.net ilaa aad ogolaansho ka hesho walaalha mutamarka duubaya , Halgan.net waxaa ay mutamarka u gudinaysaa oo kaliya Live wixii kubsaabsan muxaadaradka ka baxay Mutamarka ka dalbo walaalaha duubaya ama ka iibso.
Cinwaanka Sanadkan Ee Mutamrka waa Wiilkeygiyoow Doonta Soo Raac.Waxaa mutamarka sanadkan ka soo qeyb gali doona hadii alle idimo culumada kala ah.
1-Sheekh Yuusuf Aden
3-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
4-Sheekh Yuusuf Ahmed
5-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
6-Sheekh Maxamed idirs Ahmed
7-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
8-Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
9-Sheekh Saciid Raage
Goobta Mutamarka lagu qabanayo
UNGDOMSHUSET I RINKEBY
STOCKHOLM!
OCH BRA FÄRJA
Hoos ka Daawo Live Streaming Web Halgan TV Station
N:B Halgan.net ayaa si Live ah u tabin doonta Mutamarka hadii alle idmo waxaa kale oo Live looga dhageysan karaa Radio Halgan oo aad si sahlan uga dhageysan karto telfankaaga Gacanta adiga oo dunida ka jooga meel walba
Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live Tijaabo
Ilaahow camalkeeena ha ka dhigo mid gaar u ah kaligiis wixii talo ah ku soo hagaaji Webmaster@halgan.net
A/Cawale
Halgan.net
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
2 Comments so far
Leave a comment
waad salaamantihiin dhamaantiin
sakaan ka dib walaalayaal hadii aad haysaan Maxaadaraadkii Shirkan ii soo dira ama wabsaytka meel laga dhagaysto ka dhiga
mashaa allaah ilaahay ha xifdiyo sheekhyadan u soo baxay inay u faaiideeyaan umadda soomaaliyeed ee aduuunka dacaladiisa ku kala nool.allow u gargargaar umadaeena masiibadu ku hugsatay meelkasta ay joogaan.waxaan ku faraxsanahay in ay diinta islaamka horumarkeeda laga arkayo yurub.Ilaahay hanugu an faco kheyrkan.