Wasiiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta DFKM C/raxmaan Xoosh Jibriil oo waraysi siiyey Idaacada VOA.[Dhagayso]
July 7, 2012 - Written byMuqdisho:-Wasiiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta DFKM Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ergada loo soo xulayo ansixinta dastuurka ay awood u yeelanayaan inay wax ka beddel ku sameeyaan dastuurka qabyo-qoraalka ah. Waxa uu muujiyey inay suurtogal tahay in isbeddel lagu sameeyo qodobada ku saabsan maqaamka caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu.
Wareysi aan Wasiirka la yeelanay halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso
VOA