Al-shabaab oo dagaal adag kula jira ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS iyo xaalada oo degan

September 5, 2012 - Written by

Kismaayo:-Ciidanka dowlada Kenya iyo kuwa DFS ayaa shalay ilaa xalay waxay dhaafi la,yihiin difaacada hore ee ciidamada ururka Al-shabaab ka dib markii ay ciidanka Al-shabaab dagaal culus kala hortageen ciidamada huwanta ee u hanqal taagaya in ay mar un qabsadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose.

Warar lagu kalsoon yahay ee naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay awoodii oo dhan iskugu geeyeen duleedka Degmada Afmadow iyaga oo ka baqaya in ciidamada Al-Shabaab ay u dib maraan deegaanada Qooqaani Taabta ,iyo Dhoobley ka dib markii ay ciidamada Al-Shabaab qeybo ka mid ah ciidamadooda ay ugu talo galeen dhabar jabin .

Goobihii ay dagaalka ka dhaceen saaka ayaa ah mid degan waxaana la is dhaafsanayaa Madaafiicda goobta iyada oo laga baqayo in dagaal hor leh ay mar kale saaka ka qarxo duleedka Degmada Afmadow.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online