Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa gaaray gobalka Hiiraan
September 22, 2012 - Written byHiiraan:-Ciidamo ka tirsan AMISOM kana soo jeeda dalka Jabuuti kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ciidamada Jabuuti ee saaka gaaray Hiiraan ayaa waxay gaarayaan tiradooda 300 askari.
Ciidamada Jabuuti ayaa waxaa horkacaya Col. Cismaan Dubbad ayaa xaqiijiyey in ay ciidamada Jabuuti ee haatan ku sugan magaalada Jabuuti ay gaarayaan 464 askari. Saraakiisha Midowga Afrika ayaa waxay qorsheynayaan in ay gaarsiiyaan 820 askari oo Jabuutiyaan ah magaalada B/weyne.
Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net
A/cawale
Halgan.net