Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa gaaray gobalka Hiiraan

September 22, 2012 - Written by

Hiiraan:-Ciidamo ka tirsan AMISOM kana soo jeeda dalka Jabuuti kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ciidamada Jabuuti ee saaka gaaray Hiiraan ayaa waxay gaarayaan tiradooda 300 askari.

Ciidamada Jabuuti ayaa waxaa horkacaya Col. Cismaan Dubbad ayaa xaqiijiyey in ay ciidamada Jabuuti ee haatan ku sugan magaalada Jabuuti ay gaarayaan 464 askari. Saraakiisha Midowga Afrika ayaa waxay qorsheynayaan in ay gaarsiiyaan 820 askari oo Jabuutiyaan ah magaalada B/weyne.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

A/cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online