Dagaal culus oo caawa ka socda duleedka Degmada Afmadow ee gobalka J/hoose

September 4, 2012 - Written by

Kismaayo:-Wararka Caawa naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa sheegaya in caawa dagaal culus uu ka socdo duleedka Degmada Afmadow ka dib markii weerar culus ay laba jiho ka soo qaadeen ciidamada Al-Shabaab dagaalka caawa ayaa ah mid aad u culus waxaana laga maqlayaa dhawaqa hubka la isku ridayo deegaanada ku dhow Degmada Afmadow. Halgan.net oo caawa xiriiro kala duwan la sameysay gobalka J/hoose ayaa waxaa loo xaqiijiyey in dagaal culus uu gabaldhicii caawa ka qarxay duleedka Afmadow kaas oo u dhexeeya ciidamada huwanta iyo ciidanka Ururka Al-shabaab.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ka mid ah ducaada gobalka Ju/hoose ayaa noo xaqiijiyey in dagaalka culus uu ka socdo duleedka Afmadow maqribkii caawana uu soo gaaray dagaalka waloow aan wax faahfaahin ah laga heyn,Dagaalka ayaa waxaa kale oo uu ka socdaa Deegaanka Muudi oo ay isku horfadhiyeen maalmihii la soo dhaafay ciidanka ururka Al-shabaab iyo ciidanka  dalka Kenya oo ay la socdaa ciidamo Soomaali ah. Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa ah caawa mid degan mana jiraan wax duqeyn ah oo loo geystay magaalada.

Cabdi Yare
Kismaayo

9 Comments so far

Leave a comment

  1. alle waxaan kabaryeynaa inuu gaalada jabiyo muslimiintana mideeyo maskaxdooda iyo muruqoodaba bahda halgan aadbaad u mahdsantahiin waxaan idinka codsanaynaa inaad wararka muslimiinta isukeenaya kudadaashan waxay kukala tagayaana iska ilaalisaan

  2. maashaa allaah maxaad moodaa muslimiinta quluubtoodu inay isu soo dhawaanayso inaga shaqsiyan in badan ayaan weeraray shabakadda halgan.net laakiin maanta waxaan ku farxay dadka faalada ku qoray iyo warka ay soo qortay walaalaha waxaan ka codsanayaa inay markasta soo qoraan warka muslimiinta farax galinaya gaaladana ka nixinaya waxaan kale oo muslimiinta ka codsanayaa in loo duceeyo walaaleheen shabaab maadaaba gaalo weerarayso waxan kale oo walalaha halgan.net ka codsanayaa inay i cafiyaan azakalaahu khayr

  3. allaahumma munzilal kitaab wamujrya saxaab haazimal axzaab ihzimil kufaara wa mucaawiniihim allow jabi waxey doonayaan iney fasahaad iyo duli ku sameeyaan dhulkaa islamka allow nagu tus dushooda cajaaiba qudratika yaa dal quwatil mutiin allow ka yeel mid la dilo iyo mid la qabto iyo mid carara cataad koodana ka yeel qaniima lil muslimiin al muwaxidiin allaahuma unsurnaa calal qowmil kaafiriin .

  4. Asc walaha dhaman Alahayow galada jabiyo islamku ugargar xaqana nagusug marka xigta waxn umahad celinayaa walaha igahoreyay fikir kadhibtay sida midesan ooxqa ulajir saden ayna galada iyo waxey wadata una cebyihin

  5. Allah gaalada jabi iyo kuwa lasocdo halgan.net maasha Allah Walaalaha soodhawaada

  6. asc
    waa mahadsantahay cabdi yare,waxaan jecelnahay in akhbaaraadka dagaalada u dhaxeeya xaqqa iyo baadilka sidaan oo kale noogasoo gudbisid.Inkastoo aan ugusoo horjeedno walaalaha shabaab wax yaabaha qaar,qalbigeena wuxuu lajiraa ayaga markay noqoto GAALA KIINYAAN ah iyo Ayaga.Ilaahey haka guuleeyo ayaan leenahay.
    Mahadsanid marlabaad adi iyo bahda kale ee walaalaha halgan.net

    asc

  7. ilaahow waxaa nagu soo duulay cadow hadafkiisuna wuxuu yahay in dhulka dadkaas muslimiinta ah laga tirtiro ilaahayow waxaan kaa baryaynaa inaad gaaladaas soo duushey aad jabisid, ilaahow adaa ka xoog badan, ilaahow gaalada jabi oo kalimadooda hoos ka dhig aday kugu kufriyeen kadibna adoomadaadii bay colaadiyeen ilaahow naga qabo oo dalka nooga badbaadi gaal iyo qurunkiisa aamin

    halgan.net waad ku mahadsantihiin macluumaadkiina

  8. Mansha allah allow gaalada jabi allow baa’bi

  9. ALLAAHUMA YAA MUNZILIL KITAAB WA MUJRIYA SAXAAB

    WAHAZIMUL AXZAABAHZIMHUM WA ANSURNAA CALEYHIM {amin}

Leave a comment

*