Dagaal ka socda duleedka Degmada Garbahaarrey ee Gobolka Gedo

September 19, 2012 - Written by

Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhow dagaal culus uu ka qarxay duleedka Degmada Garbahaarrey dagaalka ayaa waxaa uu u  dhexeeya ciidanka DFS ,kooxda la baxday Ahlu Sunnna Wal-Jamaaca iyo ciidanka ururka Al-shabaab. Afhayeenka kooxda la baxday Ahlu Sunnna Wal-Jamaaca Maxamed Xuseen Isxaaq (al-Qaaddi) ayaa goordhow saxaafada u xaqiijiyey in uu dagaal culus ka socdo duleedka Degmada Garbahaarrey.

Ilaa haatan si rasmi ah looma oga khasaaraha kala gaaray labada dhinac waxaana wili socda dagaalka.wixii faahfaahin ah kala soco Halgan.net.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online