Khudbadii Jimcaha ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)

September 28, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa maanta khudbadii Jimacaha ee maanta waxaa uu uga hadlay xajka iyo axkaamtiisa wuxuuna si faahfaahsan uga hadlay cida dhayalsata ama fududeysa in ay soo gutaan wuxuuna Sheekh Maxamed Cabdi Umal si wanaagsan uga hadlay qofka aan soo gudan xajka.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu booriyey Umada Soomaaliyeed ee muslinka ah cid kasta oo awooda in uu soo guto aysan dib dhigin rukniga xajka .

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Maanta Ee Sheekh Umal uu kaga hadlay Xajka iyo aan dib loo dhigin gudashadiisa.

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/Xajka.MP3] Ama Halkan MP3

Dhanka Kale Sheekh Maxamuud Shible ayaa isagana waxaa uu khudbadii Jimaca uga hadlay cadaawada ay gaalada u qabto diinta Islaamka iyo Nabigeenii Maxamed   صلّي الله عليه وسلّم iyo in marna aysan gaalada ka joojin doonin caayada Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Maanta Sheekh Maxamuud Shible uu kaga hadlay Difaaca Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/Sh_Shible.mp3] Ama Halkan MP3

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online