Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo ku baaqay in la caawiyo Soomaaliya(Daawo)
September 6, 2012 - Written byQaahira:-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa khudbad taariikhi ah ka jeedshay kulan ay isigu yimaadeen wasiirada arimaha dibada ee wadamada ku mideysan Jaamacada Carabta isaga oo si canaan u soo jeediyey dunida Islaamka iyo Jaamacada carabta wuxuuna ugu baaqay in la garab istaago shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha dalka Masar ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay xasuuqa lagu hayo shacabka suuriya isaga oo ugu baaqay madaxda dalka Suuriya in ay xilka isaga dagaan .
A/Cawale
Halgan.net