Madaxweynaha Masar oo ka amaanay Nabigeenii Maxamed صلّي الله عليه وسلّم xarunta QM(Daawo)

September 27, 2012 - Written by

New York:-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa khudbad uu ka jeedshay aqalk QM wuxuuna khudbadiisa ku bilaabay  difaacidda nabigeena Maxamed  صلّي الله عليه وسلّم  isaga oo si geesinimo leh u sheegay in ay jecelyihiin cidii jecal Nabi geena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم  ayna necab yihiin cid kasta oo neceb.

Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa sidoo kale ka sheekeeyey kacdoonkii lagu riday madaxweynihii ka horeeyey ee dalka Masar Xusni Mubaarak iyo in Masar ay ka xorowday kaligii talis. Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka in la garab istaago Dowlladaha Afrika oo ay ragaadiyeen dagaalo iyo colaado joogta ah. Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa waxaa kale oo uu si qoto dheer uga hadlay dhibaatada dalka Falastiin iyo dalka Suuriya .

Madaxweynaha dalka Masar ayaa sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka in ay garab istaagto dowlada Federaalka ee Soomaaliya

oo uu haatan hogaanka u hayo Dr.Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii uu ka jeedshay Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi xarunta QM.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online