Nabadoon Aadan Faarax Dheere oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
(November 19, 2012)
Gaalkacyo :-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug alaha u naxariisteen Nabadoon Aadan Faarax Dheere waxaana lagu dilay albaabaka Masjidka Salaaxudiin Salaadii cishe ka di
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/inji.jpg)
(November 19, 2012)
Hiiraan:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ee haatan ku sugan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan ee dhinaca amniga Axmed Cismaan Cab
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/Qm.jpg)
(November 19, 2012)
Garoowe:-Waxaa soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda QM iyo EU waxaana wafdiga horkacayey kuxigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya .
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/suuqa.jpg)
(November 19, 2012)
Nairobi:-Suuqyada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, ayaa saaka albaabada loo laabay, iyadoo dadkuna ay dareen ku joog yihiin. Gnacsatada Soomaalida ah ee ka shaqeysta suuqyada waaweyn ee xaafadda I
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/Hepatitis.jpg)
(November 19, 2012)
Minnesota:-Waa BarnaamijCaafimaad oo ka hadlaya Khatarta ay leeyihiin cudurada Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka oo ay si weyn ugu dhintaan baryahan danbe dadka Soomaalida ah ee ku nool dalk 3 askari oo lagu dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari
(November 19, 2012)
Koox hubeysan ayaa saaka waxaa ay ku toogteen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari ilaa 3-bo askari oo ka tirsanaa ciidanka dalka Kenya iyagoo markii ay dilkaas fuliyeen goobta ka baxsa Fadliga Bisha MUXARRAM iyo maalinka 10-aad (Video).
(November 19, 2012)
Sanadka Cusub ayaa maanta bilaabmay ee HIJRIGA 1434 H,kuna beegan 2012 Bisha uu sanadka ka bilaawanayo ee ah MUXARRAM waa bil aad u baraka badan una fadli badan in la soomo Maalinka 9-aad iyo 10-aad B
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/israail.jpg)
(November 19, 2012)
Diyaaradaha dagaalka ee Yahuuda ayaa waxaa ay maalintii 7aad ay duqeyn ku wadaa dadka shacabka ahee reer Falastiin oo ku nool magaalada Gaza oo aan ilaa hadda wax u gargaara aan haysan.Diyaaradaha Dag
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/qarax.jpg)
(November 18, 2012)
Nairobi:-Qarax miino oo khasaaro geystay ayaa waxaa ka dhacay xaafadda Eastleigh ee ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi. Qarax ayaa waxaa lala eegtay gaari rakaab ah oo marayey agagaar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/11/al-hidaaya1.jpg)
(November 18, 2012)
Nairobi:-Khudbadii Jicamaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay geeridii Nabigeena Max
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|