
(December 31, 2012)
Boorame:-Banaanbaxyo ka dhacay Boorame maanta ayaa looga soo horjeedaa inaan xilka loo dhaarin dadkii lagu doortay doorashadii Saylac ee Somaliland. Natiijooyinkii doorashada kadib, ayaa la daahiyay i

(December 31, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxman Maxamed Faroole ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tegay xarunta ciidan ee badda Puntlland isagoo hadal uu u jeediyey cidanka ugu hanbalyeeyey guus

(December 31, 2012)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad ayaa ka warbixiyey horumarka ay hiigsaneyso Jaamacadda isagoo xog waran iyo waraysi gaar ah siiyey Taleefishinka Somalichanne Sheekh Shible oo ku baaqay in la gargaaro dadkii ku dhaawacmay qaraxii Masjidka Hidaaya ee Nairobi.
(December 31, 2012)
Nairobi:-Sheekh.Maxamuud Shible, ayaa maanta waxaa uu ku baaqay in la gargaaro dadkii ku dhaawacmay qaraxii lala beegsaday Masjidka Hidaaya ee magaalada Nairobi. Sheekha oo maanta ka hadlayey masaaj

(December 30, 2012)
Boosaaso:-Maxkamadda darajada 1-aad ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa maanta xukun isugu jira dil toogasho iyo xabsi ku xukuntay koox burcad badeed ah oo ay dhawaan ciidanka Badda ee P

(December 30, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa kulan ay maanta isigu yimaadeen waxay si aqlabiyad ah ku ansaxiyeen miisaaniyadda Xukuumadda DFS waxaana kulanka soo xaadiray 177 xildhibaan Miisaani Ciidamada Puntland oo xalay iyo saaka howlgalo ka fuliyey magaalada Gaalkacyo
(December 30, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidamada Booliska iyo Daraawiishta Puntland ayaa xalay iyo saaka howlgalo culus ka fuliyey xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ay howlgaladaas

(December 30, 2012)
Johannesburg:-Nadwo Cilmiyeed ka socota dalka South Afrika ayaa culumo socdaal dacwo ku gaaray dalka South Afrika waxay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana Nadwada ay culumada u jeediyeen

(December 29, 2012)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa waxay ka qeyb galeen munaasibad balaaran oo lagu soo gaba gabaynayay Isbitaalka weyn

(December 29, 2012)
Boosaaso:-Guurku wuxuu ka mid yahay nicmooyinka waaweyn ee Ilaahay adoomadiisa ku galladaystay, ka tagistiisuna waxay qofka iyo bulshadaba ku leedahay saamayn xun. Khataraha ugu waaweyn oo ka dhasha k
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|