![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/121.jpg)
(December 25, 2012)
Jigjiga:-Culimada kala,ah Sheekh Axmed Cabdi samed iyo Sh.Xassan Maxamed Ibraahim (Abuu Xassaan) ayaa safar dacwo ku tegay isbuucan magaalada Jigjiga waxayna ka bilaabeen dawro cinwaankeedu yaha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/madaxweyne.jpg)
(December 25, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar booqasho ah oo uu maalmo ku Maxaa u sahla Ducaada Dadka iney bartaan?
(December 25, 2012)
Dadka kale oo la barto muhiimad gaara ayey u leedahey dadka dacwada ilaahey ka shaqeynaya amaba ducaada, sidaa daraadeed haddii aan lala imaan caqabad weyn ayey ku tahey Dawacada iyo dadka ka shaqeyna
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/Eng.jpg)
(December 25, 2012)
Boosaaso:-Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda ee Puntland Eng, Maxamed Faarax Aadan ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay dooni ganacsto uu u rarneyd oo ku degtay xeebta d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/xasan+musafeni.jpg)
(December 24, 2012)
Kampala :-Madaxweynaha DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor-dhowayd gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda Madaxweynaha ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa dhigg
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/IMG_8207.jpg)
(December 24, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Banaanbax ay ka qeyb galeen dhalinyaro iyo haween ka careysan xariga Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad iyo wax garad kale oo l Xiisad Dagaal oo laga dareemayo Deegaanada Buulo-Xaaji, Abdalle Biroole iyo Beerxaani
(December 24, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya saaka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ay dhaqdhaqaaq ciidan ay ka wadaan magaalada Kismaayo iyaga oo ciidamo ka tirs
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/12/shumal.jpg)
(December 23, 2012)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Nairobi gaar ahaan masjidka Al-Hidaaaya waxaana uu Sheekh Maxamed Umal uu Muxaadaradi C/laahi (Gaal-dile) oo ka tirsan ciidanka Amaanka ee gobalka Nugaal oo Garoowe lagu dilay
(December 23, 2012)
Garoowe:-Waxaa caawo lagu dilay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland C/laahi Xuseen (Gaal-dile) oo ka tirsanaa ciidanka Amaanka ee Gobolka Nugaal waxaana dilka uu dhacay agagaarka Masaajid Buulo Guduud oo ay ku dagaalameen Al-shabaab iyo Ciidamada huwanta
(December 23, 2012)
Kismaayo:-Warar aan ka helnay ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ku sugan gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada Raaskambooni iyo kuwa Kenya ay shalay la wareegeen deegaanka Buulo Guduud ka dib mark
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|