
(February 25, 2013)
Hargeysa:-Waxa lagu qabtay habeenkii Jimcuhu soo galeyey Masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaalada Hargaysa Nadwo cilmiyeed diin ah oo loogu magacdaray نعمة الأمن وحرمة الدم ا Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(February 25, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in maanta duhurkii uu gaaray Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka DFS C/kar Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo
(February 25, 2013)
Garoowe:-Dowlad gobaleedka Puntland ayaa waxaa ay warsaxaafadeed ka soo saareen shaqaaqo ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana warsaxaafadeedka ay ugu baaaqeen DFS in ay ka

(February 25, 2013)
Gabiley:Machadka Dacwada ee magaaladda Gabiley ayaa waxaa ay Nadwo cilmiyeed diini ku qab teen Masjidka Nuur ee magaaladda Gabiley ,Nadwada ayaa waxaa cinwaankeedu ahaa فاستقم كما أمرت

(February 25, 2013)
Boorame:-Waxaa lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Owdal Nadwo cilmiyeed looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay kooxda Al-Shabaab ku dilee

(February 25, 2013)
Denmark:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Waxaa khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaa

(February 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab waxaana ka soo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kooban qaybaha kale duwan ee bulshada. Dadwey Yaa dilay Cusmaan ina cafaan A.K.R.N ? Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(February 25, 2013)
Sanadkii 30aad iyo kii 31aad waxaa ka soo baxay Yeman nin la oran jiray C/llahi ina Saba’, Al-yahuudi hooyadii waxay ahayd islaan madoow, sidaa darteed waxaa lagu naanaysi jiray ina habar madoobe, w
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|