![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/muxuyadiin.jpg)
(February 11, 2013)
Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka booliska dowlada Puntland Jen Muxiyaddiin Axmed Muuse ayaa saaka waxaa uu ka badbaaday isku day dil ka dib markii lagu weeraray gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/bog1.png)
(February 10, 2013)
Norway:-Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulsh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/DSCF9002.jpg)
(February 10, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamauud Shibli oo socdaal dacwadeed maanta jigjiga ku yimid ayaa caawa muxaadaro cunwaankeedu yahay الوصايا العشرة ka jeediyay masjidka jaamica ah ee magaalada jigji
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/ardayda.jpg)
(February 10, 2013)
Boosaaso:-Jaamacada Bariga Africa (JBA) waxaa la aasaasay sannadkii 1999-kii, kadib markii koox aqoonyahanno, culumaa’udiin, ganacsato iyo indheer-garad ahi ay dareemeen in baahi xoog leh loo qabo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/IMG_3875.jpg)
(February 10, 2013)
Jigjiga:-Sh.Maxamuud Sheekh Maxamed Shibli ayaa maanta duhurnimadii 11:07 AM waxaa uu ka soo degay Garoonka caalamiga ah ee Garaad Wiil waal ee Magaalada Jigjiga waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Golaha Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 75 ilaa 81 (Video+ Cod)
(February 10, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/غلاف-إختيارات-النووى-07.02.2013.jpg)
(February 10, 2013)
Cairo:-Madbacadda Daarulfaaruuq waxay bahweynta islaamka guud ahaan, gaar ahaana bulshada Soomaaliyeed u soo gudbinaysaa kitaab cusub oo ay daabacday.Kitaabka magiciisa waxaa la yiraahdaa: إختيا
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/idrs.jpg)
(February 9, 2013)
Oslo:-Shiikh Maxamed Idirs oo ka mid culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu khudbo Jimce ka jeediyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo isagoo Shiikhu uu si adag uga hadlay dhaqanka xun ee ah Tahriibka g
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/kulankii_Caaqil_cabdiwahab.jpg)
(February 9, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdiga culumada oo socdaalkiisii dacwadeed sii wata ayaa gaaray magaalada Riig-oomane, waxaana ku soo dhaweeyey Caaqil C/wahaab Maxamuud Gurey oo ka mida Isimada gobolka Mudug, kaalin weyn
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/sh.jpg)
(February 9, 2013)
Sida aad lawada socoteen walaalayaal waxaa in mudo ah ku xirnaa wadanka Maraykanka gaar ahaan gobalka Calafornia magaalada Sandeigo Culimo uu ka mid yahay,Imaamkii masaajidka Al-ansaar ee magaalada Sa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|