Raisulwasaaraha DFS oo U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta
(February 9, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo
Wafdi ka socda IGAD oo Kismaayo yimid iyo Qarax ka dhacay xaafadda Calanley
(February 8, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose wafdi ka kala socday Gudiga farsamada Maamul usameynta gobalada Jubooyinka  iyo IGAD waxaana wafdiga ku soo dhawe
Banaanbax ka dhacay magaalada Boosaaso iyo dhalinyaro caawa lagu xiray magaalada
(February 8, 2013)
Boosaaso:-Banaanbax ay ka qeybqaateen dhalinyarada magaalada Boosaaso oo lagu diidan yahay Maamulka uu madaxa ka ayahay Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta ka dhacay m
Madaxawaynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku soo laabtay
(February 8, 2013)
Muqdisho:-Madaxawaynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku soo maray wadamada dhowr ah. Madaxwe
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh.C/waaxid Xassan(Dhageyso)
(February 8, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa khudbadii Jimce ee maanta uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Sheekh Cabdiwaaxid Xassan, Sh. Cabdiwaaxid   ayaa waxaa uu khubadiisa uga hadla
Wafdigii culumada oo booqasho ku gaaray degaanka Beyra iyo Bursaalax
(February 8, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdi culimo ah oo maalmihii u danbeeyey safar dacwadeed ku kala bixinayey degaanada Puntlland ayaa safar ay uga  amba baxeen magaalada Gaalkacyo 27/01/2013 waxay ku gaareen Beyra iyo Burs
Madaxweynaha JFS oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar
(February 8, 2013)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ah u joogao magaaladda Qaahira ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar. R
Guddoomiyaha maamulka KMG Kismaayo oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo
(February 7, 2013)
Kismaayo:-Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee DFS oo gaaray magaalada Nairobi
(February 7, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidi
Golaha Wasiiradda ee dowlada federaalka oo ku shiray Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(February 7, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (

« Previous PageNext Page »