![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/slaad.jpg)
(February 5, 2013)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay duqii degmada Gaalkacyo Col.Siciid Cabdi Faarax waxaana lagu soo badalay Col.Axmed Cali Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare oo ku geeriyooday magaalada Copenhegan
(February 5, 2013)
Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Copenhegan ee xarunta dalka Denmark ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa . Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/koronto.jpg)
(February 5, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku riday Haweeneydii sheegtay in ay kufsadeen ciidamo ka tirsan DFS iyo Wariye C/casiis Koronto waxaana lagu xumay min hal sano oo xabsi ah DFS oo maamul ku meel gaar ah u magacawday Gobolka Bay
(February 5, 2013)
Baydhabo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud uuna ku saxiixan yahay Guddoomiyahah baarlamaanka DFS Maxamed Cismaan Jawaare ayaa waxaa lag
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/kulan.jpg)
(February 4, 2013)
London:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kula kulmay magaalada London ee xarunta dalka Britain Raisul wasaaraha dowlada Britain David Cameron labada Masuul ayaa waxay ka wada ha Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(February 4, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/kalimad_ardayda_Alshacab1.jpg)
(February 4, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdigii culumada ahaa ee uu hoggaaminayey Sheekh Axmed C/samad ayaa 27/01/2013 booqday Mac-hadka Al-imaam Al-Muzani ee culuumta shareecada iyo luqada carabiga, waxaana culumada soo dhaweey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/drcali.jpg)
(February 4, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/wasiirka_beeraha.jpg)
(February 4, 2013)
Garoowe:-Wasiirka Beeraha ee Puntland Eng.Maxamuud Xaaji iyo wafdi uu horkacaya ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada Shibiraaley ,Siiga dheer,Cuun ,Xamur isaga oo booqday beeraha ku yaal deegaama
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/xasan.jpg)
(February 3, 2013)
London:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa wareysi la yeeshay Tv Al-Jazeera oo ay xaruntiisa tahay dalka Qadar wareysi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa la weydiiyey su,aalo xasaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|