Machadka Alfurqaan ee Culuumta Shareecada oo tacsi u diraya ehelada Sh C/qaadir
(February 18, 2013)
Laascaanood:-Maamulka , Macalimiinta, Ardayda Iyo dhamaan bahda Mac-hadka Al-furqaan ee culuumta sharciga iyo carabiga ee magaalada Laascaanood , Waxay uga tacsiyeynaynaa guud ahaan Ummada Islaamka si
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/Sh_Crashiid.jpg)
(February 18, 2013)
Dubai:-Sheekh C/rashiid Cali Suufi oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh C/qaadir Nuur wuxuuna ku tilmaamay dilka Nabaddoon C/laahi Odowaa Barkhad oo lagu dilay deegaanka Ceel-Cali Mire
(February 18, 2013)
Galgaduud:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanka Ceel-Cali Mire oo 15 km ayaa sheegaya in laba dhalinyaro oo hubeysan ay saaka ku dileen mid k Taariikh nololeedkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah oo kooban
(February 18, 2013)
Sheekh C/qaadir nuur faarax alle ha u naxariistee wuxuu ku dhashay deegaanka canjeel taalo waa ee dagmada Ayl sanadkii 1940kii, wuxuuna quraanka ku bartay isla deegaankaas, ka dibna wuxuu waxbarashadi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/garoowe.jpg)
(February 18, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa ka dhacay Masjidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Garoowe Nadwo ay ka qayb galeen culimo fara badan oo ka qayb galay aaskii Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo shalay ka dhacay ma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/321.jpg)
(February 17, 2013)
Mecca:-Sh.Maxamuud Ciise oo ka mid ah Culumada ugu waaweyn ee dalka Soomaaliya mudo dheerna ay isla soo halgameen Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa caawa xiriir la soo sameeyey Culumada iyo ducaada ku dhaqan Magaalada Riyaad oo tacsi u diray eheladii Sh C/qaadir
(February 17, 2013)
Riyaad:-Culumada iyo ducaada ku dhaqan dalka sacuudiga magaalada riyaad ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabidii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe malintii jimciadii 5/ Markaska Helsinki Islamic Center ee masjidka Al-hudaa ee Finland oo tacsi diray
(February 17, 2013)
Finland:-Culumada,ducaada,maamulka iyo daweynaha Markaska Helsinki Islamic Center ee maskidka Al-hudaa ee dalka Finland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehaladii, culumada, asxaabtii, dha Maamulka,Culimada, Macalimiinta iyo Ducaad Masjidka Abubakar As-Saddique oo tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Minneapolis:-Anagoo ah Maamulka, culimada, Macalimiinta iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan Minneapolis, Minneasota USA waxaan ugu tacsiyeynaynaa ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soom
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/logo41.jpg)
(February 17, 2013)
Minneasota:- Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah waxaana k
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|