Shaqi weeye jaalkayoow Shiikha kii dilaye!W/Q Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur.
(March 1, 2013)
Boosaaso:-Sh.C/qaadir Nuur Faarax AUN wuxuu ahaa caalim, wuxuu ahaa macalin aad u xikmad badan, wuxuu ahaa faqiih rabbi ku manaystay inuu dhuuxo nusuusta kitaabka iyo sunnaha, wuxuu ahaa barbaariye tu Dowlada Federaalka oo ka soo horjeesatay shirka ka furmay magaalada Kismaayo
(March 1, 2013)
Muqdisho:-Raisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ''Saacid'' ayaa sheegey inay xukuumadiisu ay ka soo horjeedo shirka Kismaayo ka socda ee la doonayo in lagu dhiso maamul goboleedka Jubala

(March 1, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay cabsida alle iyo nolasha wanaagsan Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho
(March 1, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku dhaaw

(March 1, 2013)
Laba qarax ayaa goor dhaweyd lagu weeraray maqaayadda Indian Ocean oo ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdsho.Qaraxa hore oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ayaa ku qarxay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|