
(March 16, 2013)
Muqdisho:-Xaflad balaaran oo si weyn looga soo qeyb galay ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Bosaaso xarunta gobolka Bari waxaana munaasabad lagu gudoonsiiyey shahaadooyin 110 ardey kuwaas oo xifdiyey

(March 16, 2013)
Johannesburg:-Waxaa habeenkii Sabtiga ahaa oo ay bisha ahayd 16-ka lagu soo gabagabeeyay masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalo magaalada Johannesburg dowro socotay mudo bil ah oo ahayd tafsiirka qur,aa

(March 16, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay cabsida alle iyo in alle dartiis la

(March 16, 2013)
Hargeysa:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland aanay ka qayb gali doonin Shirka London.Madaxweyne Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa isaga oo ka soo l

(March 16, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay Xabsiga Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay deegaanka Awdiinle ee gaobalka Baay
(March 16, 2013)
Baydhabo:-Ciidamada DFS ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Awdiinle oo u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay 30 KM waxaana halkaas ka dhacay dagaal kooban sida uu warbaahinta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|