
(July 6, 2013)
Waxaa maanta Mu,asasada Irshad qaybteeda dhalinyaradu ay ku qabteen Masjidka Ibn Cuthaymin ee magaalada Leicester Dowrdo diini ah oo ay ka soo qayb galeen dhalinyarada qaybaheeda kala duwan. Dowrada

(July 6, 2013)
Norway:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway waxaana uu Sh.Umal uu muxaadaradiisa uga hadlay mowduuc mu

(July 6, 2013)
Gaalkacyo:-Dawradaani oo soconaysay Muddo labo Maalmood ah loona qabtay qaar ka mida Mu’adimiinta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay ku soo Gabagabowday Gudaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka

(July 6, 2013)
Hargeysa:-Wafdi ka kooban wasiiro iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka S/land ayaa u boqoolay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga halkaas ooo ay kulan kula qaadan doonaan wafdi ka socda Dowlada fede

(July 6, 2013)
Qardho:-Magaalada Qardho, xarunta gobolka Karkaar, ayaa waxaa ka soconeysa qabanqaabada aaska Boqorka beelaha Daarood, iyadoona dhinacyada ammaanka iyo hagaajinta waddooyinka si weyn looga shaqeeyey.

(July 6, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ''Ahmed Madoobe'' ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliinta gobalka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|