Ciidamada DFS oo howlgalo ka sameeyey magaalada Muqdisho
(September 29, 2013)
Muqdisho:-Ciidanka DFS ayaa saaka howlgalo balaaran ka sameeyey magaalada Muqdisho waxaana ay gacanta ku soo dhigeen 8 qof  hub iyo walxaha qarxa. 8 ruux oo ay ciidanka DFS ay oo qabteen waxaa ku
Tv-ga dalka Kenya Citezentv raggii weeraray Westgate ma baxsadeen.[Daawo]
(September 28, 2013)
Nairobi:-Sida uu baahiyey mid ka mid ah Tv-da dalka Kenya laguna magacaabo Citezentv ayaa  sheegay in raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee WestGate ee magaalada Nairobi ay baxsad
Dowlada Denmark oo ka qeylisay Dhalinyarada Jihaadka u aaday dalka Syria
(September 28, 2013)
Denmark:-Waxaa isaga soo taraya qeylo dhaanta madaxada dalka Denmark ka dib markii ay dhalin yaro badan oo isigu jita Denish iyo kuwa ku dhashay waxna ku bartay dalka Denmark ay ku biireen kooxaha qey
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya oo sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalka Al-shabaab
(September 28, 2013)
Nairobi:-Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab waxaana uu meesha ka saaray in ciidanka dalka K
Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda gobolada Banaadir iyo Sh/ Dhexe
(September 28, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cu
Sh.Umal ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii Westgate uusan sal ku lahayn shareecada Islaamka.[Daawo].
(September 27, 2013)
Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo maanta Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, ka akhrinayey Khudbadda Jimcaha, ayaa sheegay in Shareecada Islaamka ayan shuqul ku laheyn qarax
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulamo la yeeshay madaxda dalka Turkiga
(September 27, 2013)
Ankara:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax shirdoon”Saacid” iyo Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xalay oo Khamiis ahayd, 26 September 2013, waxaa ay kulan ku
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(September 27, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise waxaana uu Sheekhu ka hadlay fadliga ay le
Nadwo cilmiyeedkii sanadla ah oo ka bilaaban doonta magaalada Garoowe
(September 27, 2013)
Garoowe:-Waxaan ugu bishaareyneynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibad in dhowaan la qabanayo kulan cilmiyeedkii sanadlaha ahaa ee xilligan oo kale ka dhici jiray magaalada Garowe
Sh Shibli oo la wiidiiyey in la caawin karo dadkii wax ku noqday weerarkii WestGate.[Dhagayso]
(September 27, 2013)
Nairobi:-Shiikh Maxamuud Shible oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee  u nool  dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa wax laga wiidiiyey xalay xili uu ku gudo jiray Barmaamij gaar ah oo

« Previous PageNext Page »