Madaxweynaha dowladda Puntland oo u socdaalay Gobolka Gardafuu

May 27, 2014 - Written by Editor

gaas3Boosaaso:-Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo ku sii jeeda gobolka Gardafuu. Wafdiga madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray  tuulada Xariiro oo ka tirsan deegaana Iskushuban ee gobolka bari ,Madaxweynaha Puntland iyo wafdigisa ayaa waxaa la filayaa in saacaddaha soo socda ay gaaraan deegaano dhoer ah oo ku yaal Bari fog gaar ahaan gobalka Gardafuu.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas ayaa horay waxaa uu u balanqaaday in dowladdiisu ay tegi doonto dhamaan gobollada Puntland gaar ahaan kuwa ka baxsan laamiga.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online