Xaflad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay magaalada Leicester Xildhibaan Abuukate Daahir Xassan.[Masawiro]
(September 9, 2014)
Leicester:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo wada qaban qaabiyeen qaar ka mid ah aqoonyhanada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee magaalada Leicester ayaa lagu qabtay mid ka
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ”Wasiir Soo-cade awood u ma leh in uu kala diro maamulka Rugta Ganacsiga.”
(September 9, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Siciid Xuseen Ciid aya wax laga xumaado oo sharci daro ah ku tilmaamay go'aan ka soo baxay  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maxamuud Xasan
Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee Ururka Al-shabaab Axmed Diiriyey C/kariim Taariikh Kooban
(September 9, 2014)
Waxaan maqaalkaan gaaban ku eegayaa Taariikh kooban oo ku saabsan hogaamiyaha cusub ee ururka Al-shabaab ee dhawaan loo doortay in uu bedelo booskii hogaamiyihii hore  Axmed Cabdi Godane oo lagu dila
HRW: AMISOM Kufsi ayay Somalia ka Geysteen (Dhageyso)
(September 9, 2014)
Hay’adda Xuquuda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysey ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM inay kufsi u geystaan gabdho yaryar oo Soomaali ah, kuwaas oo inta badan xeryaha c
Madaxweynaha DFS oo Cambaareeyey qaraxii ka dhacay duleedka Muqdisho
(September 8, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey is-qarxintii maanta kooxda arga-gixisada ka geeysatay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaala
Raisulwasaaraha DFS oo si adag uga hadlay qaraxii ka dhacay duleedka Muqdisho
(September 8, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab maanta ka fulisay deegaanka Xaaw
16 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho (Masawiro)
(September 8, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta lagu weeraray kolonyo gaadiid ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan AMISOM duleedka magaalada Muqdisho waxaana socdaalka ku we
Doorkee culimada kaga jiraan Siyaasadda Soomaaliya ?? [Daawo Video-ga]
(September 8, 2014)
Minneapolis:-Waxaa ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dood cilmiyeed ay qayb ka ahaayeen qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool  Maraykanka waxaan ka xusi karnaa Sh.Maxamed
XAQIIQOOYINKA SAYNISEED EE ISLAAMKA (P 7): hydropolitikadii nebi Maxamed (csws)
(September 8, 2014)
The scientific truth of Islaam, part 7: the hydropolitics of profet Mohamed, csws)   W/Q: Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne), former lecturer in Hydrogeology and Groundwater scientis Hordhac Isaga
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo la kulmay Nicolos Key (Masawiro)
(September 8, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen gobolka Baay ayaa maanta magaalada Ba

« Previous PageNext Page »