Madaxweynaha PL oo ganacsatada Gobolka Nugaal iyo maamulka dawlada hoose ee Garoowe ka gudoomay 4 gaari.[Masawiro]
(January 31, 2015)
Garoowe:-Ganacsatada Gobolka Nugaal oo soo ajiibay baaqi madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa Puntland ha isku tashato ayaa maanta si rasmi ah madaxweynaha ugu wareej
R/w Sharmaake“ Codsiga 10 maalmood wuxuu ahaa mid ka turjumaya tixgalinta talooyinka Baarlamaanka.[Dhagayso]
(January 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa i
Ururka Al-shabaab oo laga weerarray dhinaca cirka.[Dhagayso]
(January 31, 2015)
Diinsoor:-Ugu yaraan 45 ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa lagu dilay weerar dhinaca cirka oo galabta ka dhacay tuulada Dugule ee gobolka Shabeelada hoose sida uu sheegay guddoomiyaha gobolkaasi, Cabdiq
Baarlamaanka DFS oo mar labaad oggolaadey codsigii Raisulwasaaraha DFS
(January 31, 2015)
Muqdisho:-Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar kale maanta ogalaaday in uu wakhti dheeraad ah la siiyo Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake waxaana ay xildhi
Baarlamaanka DFS oo maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda DFS
(January 31, 2015)
Muqdisho:-Baarlamaanka DFS ayaa waxaa maanta la filayaa in uu codka kalsoonida u qaado Xukuumadda DFS ee uu dhawaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke . Golaha W
Sheekh Maxamed Umal iyo Sh C/qaadir Boobe oo wili ku sugan Nampula (Masawiro)
(January 31, 2015)
Nampula:-Waxaa maalinkii 9aad galay booqashadii ay culimada ku joogeen nampula oo ahayd safar dacwo, culimada oo aad ugu mashquulsanayeen  baryahan kulamo ay la lahaayeen jaaliyada soomaalida iyo duc
Khudbadii Jimcaha ee masjidka Xaaji Cali ee Garowe Sh Axmed Cabdi Samad.[Video]
(January 30, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe caasimada dowladda Puntland Khudbadii jimcaha ka soo jeedshay Sh.Axmed Cabdi Samad. Waxaana shee
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hudaa oo looga hadlay Difaacida sharafta Nabi Muxammad NNKH.[Masawiro]
(January 30, 2015)
Garoowe:-Masjidka Al-huddaa ee magaalada Garoowe oo ay ku soo tukadeen Salaadii Jimcaha in ka badan 5-boqol oo qof ayaa khudbadii Salaada looga hadlay aflagaadadii loo gaystay nabi Maxamed (SCW) waxaa
Xaflad heer sare ah oo magaalada Copenhagen loogu sameeyay Boqor Burhaan.[Masawiro]
(January 30, 2015)
Copenhagen:-Boqorka beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa xalay ku soo gabagabeeyay magaalada Copenhagen, safarkii uu ku marayay dalalka Scandinavian (ka). Waxaa Boqorka lugu soo dhowee
Raadka xun ee ay Macaasidu u soo jiido bulshada iyo qofka Sh.C/naasir Xaaji.[Video]
(January 30, 2015)
Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu galay Sh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikh ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya , dacwana ka wada gobolka Sool iyo Cayn, She

Next Page »