
(January 13, 2015)
Sudan :Waxaa ku qabsoomay dalka Sudan caasimadiisa Khartoum taarikhdu marka ay ahayd 9/01/2015 ilaa 11/01/2015 kulan loogu magac daray kulanka kowad ee maamulayaasha jaamacadaha Africa kulankaas oo ay

(January 13, 2015)
Bursaalax:-Maamulka Al-minhaaj iyo culimada ayaa mudo 3 cisho ah waxaa ay ku sugnaayeen deegaano dhowr ah oo hoos taga Degmooyinka Gal-dogob iyo Cagaaran iyo Kalabayr halkaas oo ay socdaal dacwo ku g

(January 13, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ka socda qaban qaabadii ugu danbaysay ee xaflada caleema saarka Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo maalinimada Khamiista lagu caano shubayo Be

(January 13, 2015)
Cape-Town:-Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah muxaadaradkii ka baxay mutamarkii Islaamiga ahaa ee lagu qabtay wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town, Mutamarkaas oo ay ka

(January 13, 2015)
Garoowe:-Maxkamada Darajada koowaad ee Gobalka Nugaal ayaa goor dhaweyd xabsi daa'in iyo 10 sano oo xarig ah ku kala xukuntay ilaa 14 qof oo safar siyaasadeed ku tegay degmada Cadaado si ay uga qayb g Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirrada
(January 13, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si buuxda u taageeray Golaha Cusub ee Wasiirrada ee uu soo dhisey Ra’iisul Wasaaraha. "Waxan si buuxda

(January 13, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Bari C/xakiim Yuusuf oo saxaafadda kula hadlay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in gacanta ku hayaan dhowr qof oo lala xiriirinayo bam gacm Ciidanka DFS iyo kuw Al-Shabaab oo dagaal ku dhexmarayo deegaanka Tarako ee gobalka Gedo
(January 13, 2015)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeya ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab uu ka socdo deegaanka Tarako oo qiyaas dhan 50 KM
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|