Al-Shabaab iyo Suufiyadda iyo been abuurkii ay ka sameeyeen Sh Umal (كبرت كلمة تخرج من أفواههم إن يقولون إلا كذبا Dhageyso)
(February 27, 2015)
Muqdisho:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa xaqiiqada Cod uu leeyahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ay maanta ay Warbaahinta Al-shabaab iyo kuwa Suufiyadda ku faafiyeen M Waan ku Jeclahay : waanse kaa Ra’yi duwanahay
(February 27, 2015)
Waan ku Jeclahay waa hadal aad u quruxbadan oo Naftu ay jeceshahay , Diintana ay nagu boorisey inaan xaqiijino .Waxay daweysaa Cuduro badan oo Dadka dhexdooda ka dhaca , maalin walba waan ku hadaa Salaadda Maxaanu Isla Soo Marnay!! (1) W/Q: Sh. Maxamed Idris.
(February 27, 2015)
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinayaa sheekooyin gaa gaaban oo Asxaabtayda badan aan ka dhegeysto, si caadiya ayey u weriyaan, laakiin cibro iyo cashar ayaa dadka ugu sugaan, markaasna ima dhaaftee wa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/df.jpg)
(February 27, 2015)
Garoowe:-Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa booqday Qoys reer guuraa ah oo ay ka xanuun san yihiin saddex caruur ah Labo wiil oo mataano ah iyo Gabar ka wayn,iyado Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(February 27, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal .wuxuu kaga hadlay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/20150226_104825.jpg)
(February 27, 2015)
Burco : Shalay oo khamiis ahayd taariikhduna ahayd 07/05/2/1436 waafaq sana 26/02/15 ayaa waxa ka furmay magaalada madaxda gobolka togdheer ee burco shirwaynihii 3 aad ee mu,asasada al-karam ee dacwad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/IMG_0470.jpg)
(February 27, 2015)
Boosaaso:- Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu saxaafadda uga waramay Weerar iskugu jira bam gacmeedyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/basaaam.jpg)
(February 26, 2015)
Wararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib gaar ahaan Carab Saciid ayaa sheeegaya in uu isku day dil ka badbaaday Sh Basaam Cayaashi oo ka mid ah ducaada ka yimid dalka Beljam .
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/Abu-Maxamed.jpg)
(February 26, 2015)
Kooxda Khawaarijta ee Daacish ayaa weerarka afka ah ku qaadeen wadaadka Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ahaa wadaad ku ibtileysnaa caayda iyo Gaaleysiinta culumada waxaana ay soo bandhigeen xiriir dhexmaray
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/114.jpg)
(February 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay Xaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|