![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/Waran-cadde.jpg)
(May 24, 2015)
Hargeysa:-Wasiirka Arrimaha Gudaha S/land Cali Maxamed Waran Cadde oo maanta Shir jiraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ee Xarunta S/land ayaa sheegay in Soomaalida ka imaanaysa dalka Yeman ay jooji Sh.Yuusuf Sayid Cali Dhuux oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi
(May 24, 2015)
Nairobi:-Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sheekh Yuusuf Sayid Cali Dhuux oo ka mid ahaa culimadii kaalinta weyn ka soo qaatay faafinta dacwada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/afhayeen.jpg)
(May 24, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha ee DFS Maxamed Yuusuf Cismaan oo Shir Jiraa’id u qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in DFS ay ogaatay Cida ka danbeysa Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/IMG_4909.jpg)
(May 24, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-5-2015 daah furay xafiiska Qunsuliyadda Dawladda dalka Yemen ku yeelanayso Puntland Xafladda
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/121.jpg)
(May 24, 2015)
Nashville :-Illaahay mahadii waxaa maalintii labaad galay mu’tamarkii 15-aad ee kasocday magaalada Nashville ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaaamyada ee Waqoyiga Ameerika. Cinwaanka Mu'tamarka s
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/IMG_4009.jpg)
(May 24, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaailya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kormeer uu ku tagay dakedda weyn ee magaalada Muqdisho, kormeerka ayaa u jeedkiis
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|