
(May 26, 2015)
Kuwait :-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta gaaray Magaalada Kuwait ee caasimadda dalka Kuwait, halkaa Madaxweyne Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Puntland.[Daawo]
(May 26, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siyey tv-ga dowladda Puntland isagoo uga warbixyey socdaalka uu ku joogo magaalada Boosaaso iyo welib

(May 26, 2015)
Boosaaso:-Waxaa galabta kulan aan caadi ahayn isugu yimid culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada dowladda Puntland iyo weliba xubna ka tirsan gudiga gurmadka culimada ee loo xil saaray in

(May 26, 2015)
Qardho:-Munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay 78 ka arday ee dhamaysatay xirfadaha kala duwan ee kala ah Dawaarka, Qurxinta Dumarka, Faarada, Office Management iyo Ganacsiga ayaa waxaa kasoo

(May 26, 2015)
Muqdisho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhaweeyey Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Raysal Wasaarihii hore Sooma

(May 26, 2015)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhawaan wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu gaaray magaalada Kismaayo. Safarka R Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo laga sugayo Kismaayo
(May 26, 2015)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay n la filayo in dhawaan socdaal uu ku yimaado magaalada Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaa

(May 26, 2015)
Garoowe:-Mu’asasada a Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa maal mihii lasoo dhaafay waxay ka aruurisay ilaa 4 masjid ee ugu waa weyn garowe lacag dhan $21,049,00 waxayna ku wareejisay Xubin ka Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay geerida Sh YuusuF Cali Dhuux (Akhriso)
(May 26, 2015)
Muqdisho:-Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ayaa waxay ka tacsiyeysay geerida Sheekh YuusuF Cali Dhuux raximahulaah oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Hay’adda Culumadda

(May 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa caawa kulan la qaatay guddi wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Haw
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|