Isbedelka Fatwada caalimka Sh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Qeybti 2aad]
May 23, 2015 - Written by EditorNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyaa muxaadaradii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada ay si live uga baxday shalay Radio Halgan Live waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa مو جبات اختلاف فتوى العالم . Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa ku qaadaa dhigay muxaadaradiisa Isbedelka Fatwada caalimka taas oo la jaanqaadaysa mar walba wakhtiga lagu jiro.
Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ay si toos ah uga dhageysan karaan Radio Halgan Live idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ee ka howlgasha deegaanada Puntland waxaana ay idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada .
Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store
Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.
Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin
Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma
Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.
Ama Hoos si sahlan uga dhageyso Radio Halgan Live.
Hoos ka Daawo Muxaadaradii Isbedelka Fatwada caalimka Sh Maxamed Cabdi Umal.[Dhageyso qeybti 2aad]
Wixii talo iyo tusaale ah noogu soo hagaaji Webmaster@halgan.net
Maamulka Radio Halgan Live