Madaxweyne Gaas oo xilka ka qaaday gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan degmada.[Dhagayso]

May 27, 2015 - Written by Editor

gaasBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa uu saaka kala diray golihii deegaanka ee Boosaaso waxaan uu magacaabay maamulka cusub ee gobolka Bari iyo kan degmada Bosaaso.

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Bari ayaa waxaa loo magacaabay Yuusuf Maxamed Waceys Dhado halka Axmed Cali C/laahi isna loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka koowaad Gobolka Bari halka gudoomiye kuxigeenka 2aad loo soo magacaabay Axmed Xaaji Maxamed.

Waxaa sidoo kale waxaa loo magacaabay Duqa Degmadda Boosaso Maxamed Siciid Shabeel(Bocool) oo horay xilkaas u soo qabtay halka ku xigeenkiisan loo magacaabay Qaasin C/raxmaan Maxamuud (Caluuke).

Maamulka cusub ee Gobolka bari ayaa waxaa lagu magacaabay digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland ka dib markii wasaaradda arrimaha gudaha ay aqbashay arrinkaas.

Hoos ka dhagayso afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdilaahi Jaamac jecel oo saxaaffada u akhrinaya digreetada

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/rluj9z3a22/afhayeen.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online