Maxay tahay Shiicadu ? Xaggee ka timid Asalkeeda Shiicadu Sh Daahir Aw-Cabdi.[Dhagayso]
May 9, 2015 - Written by EditorBoosaaso: Waxaa caawa idiin soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii ka baxay Nadwo cilmiyeed diini ah oo loogu magacdaray Manhajka Ahlu Sunaha Iyo Halka ay ka taagan yihiin Shiicada( منهج أهل السنة وموقفهم من الشيعة) Nadwadaas oo lagu qabtay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.
no images were found
Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa soo abaabulay Mu,asasada Al-Minhaaj Ee Dacwada iyo Horimarinta Qaybta Gobolka Bari waxaan ay Masjidka Rowda ay ka bilaabatay Taariikhdu Markii ay ahayd 16/4/ 2014. Nadwadaan ayaa waxaa muxaadaraad kale duwan waxaa ka jeedyey culimo fara badan balse caawa waxaan idiin soo gudbin doonaa muxaadaradii Sh Daahir Aw-Cabdi Allaha dhowree uu ka jeediyey Nadwada uuna ugu magacdaray Sheekhu ” Shiico Maxay tahay ? Xaggee ka timid Asal keeda Shiicadu ? iyo qaybaheed.?
Hoos ka Dhagayso Maxay tahay Shiicadu ? Xaggee ka timid Asal keeda Shiicadu Sh Daahir Aw-Cabdi
Musasat Al-Minhaaj
Boosaaso,Halgan.net