Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland oo Shaqo joojin ku sameysay Tvga SNTV
(May 19, 2015)
Boosaaso:-Warsaxaafeed ka soo baxay saaka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer miyiga Dowladda Puntland Cabdilahi Qoobdheero ayaa waxaa gabi ahaan shaqada laga joojiyey Tv Ogeysiis:-Mu’tamarkii Nashville (Islaamku waa Manhajka Nolosha).
(May 19, 2015)
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu’tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Gol Somaliland oo si weyn looga xusay sannad guuradii 24 aad markii la asaasay S/land (Daawo)
(May 18, 2015)
Hargeysa:-Somaliland ayaa maanta u dabaal degtay sannad guuradii 24 aad ee ka soo wareegtay markii ay ku dhawaaqeen inay madaxnaanidooda dib ugala soo noqdeen dalka Somalia sannadkii 1991 kii, Waxaana Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo isku day dil ka badbaaday
(May 18, 2015)
Afgooye:-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ka badbaaday weerar lagu qaaday kolonyo gawaari ah ee uu la socday ka dib markii miino lagu qarxiyey xil Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo gaaray magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(May 18, 2015)
Kismaayo:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo kusoo dhaweeyeen masuul Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay safiirka imaaradka carabta ee Soomaaliya.[Masawiro]
(May 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-5-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fa Socdaalkii degmada Galdogob ee Gobolka Mudug iyo Wariye Saciid Nadaara.[Daawo Video-ga]
(May 17, 2015)
Galdogob:-Magaalada Gaalkacayo waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Puntland, hase yeeshee magaalo kasta oo weyni waxa ay ku xirantahay ganacsi iyo bulsho ahaanba magaalo kale, waxaana magaaalo Wasaaradda G/dhiga DFS ayaa Siminaar 5 casho soconayey usoo xirtay Guddiga Isku dhafka Ciidamadda DFS
(May 17, 2015)
Muqdisho:-Guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta loosoo xiray siminaar soconayay muddo 5 cisho ah, kaas oo looga hadlayay qaabka ugu habboon ee si wadajir looga qeyb qaad Ka qayb qaado gadista Mashiinka Ogsijiinka Ee Puntland (Daawo)
(May 17, 2015)
Muxuu yahay Medical Oxygen Generating Systems (OGS).”Medical Oxygen Generatings Systems” waa mashiin dhaliya hawada ogsijiinka oo loo adeegsado marka qof ku sugan yahay xaalad caafimaad oo khatar Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (dhamaad).
(May 17, 2015)
Norway:- Waxaa dhawaan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saala
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|