Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo gaaray Kismaayo

May 26, 2015 - Written by Editor

sharmmKismaayo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhawaan wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu gaaray magaalada Kismaayo.

Safarka Ra’iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake ayaa la xiriiri khilaaf soo kala dhex galay Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland kaas oo la xiriira mooshin ay xldhibaan ka tirsan Baarlamaanka ay ka gudbiyeen maamulka Jubbaland.

Ra’iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo waxaan soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay madaxda maamulka jubbaland iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online