Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland oo Shaqo joojin ku sameysay Tvga SNTV
May 19, 2015 - Written by EditorBoosaaso:-Warsaxaafeed ka soo baxay saaka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer miyiga Dowladda Puntland Cabdilahi Qoobdheero ayaa waxaa gabi ahaan shaqada laga joojiyey Tvga SNTV in uu a howl galo deegaanada Puntland ka dib markii lagu eedeeyey in uu war aan sal lahayn ka faa’fiyey dadka Soomaaliyeed ee ka yimid dalka Yimid iyo gurmada xooggan oo ay u samaynaynaa culimada , dadweynaha , ganacsatada iyo dowadda Puntand.
Hoos ka eeg warsaxaafeedkii Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo uu shaqada uga joojiyey Tvga SNTV no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net