Culimada Iyo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yeman oo soo Bandhigay deeqihii lacageed ee soo gaaray[Masawiro]
(June 4, 2015)
Boosaaso:-Culimo'udiinka magaalada Boosaaso iyo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yeman ayaa xalay Masjidu Rawda ku qabtay kulan ay ku soo Bandhigeen Lacagaha dadka soomaaliyeed ee dalka dibadiisa iyo gudihi
Golaha Wasiirada DFS oo Ansixiyey Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka
(June 4, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirahid Cali Sharmarek, waxaana shirka
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo wafdi Mareykan ah ku qaabilay Villa Soomaaliya.
(June 4, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabiley Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Ar
Golaha wasiirada dowladda Puntland oo shirkooda uga hadlay amaanka
(June 4, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda amaanka, kormeerkii Madaxweynaha ee Gobollada Karkaar iyo Bari, arrinta tiro koobka shacabka Soomaaliya ee ay soo
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarun cusub oo ay yeelaneyso W/arrimaha gudaha (Masawiro)
(June 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-6-2015 magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ka dhagax dhigay dhisme cusub oo ay dhisanay
Wasiir Dr. Abdusalam H. Omer : “OIC waxa ay ogolaatay in taageerada loo fidiyo Soomaaliya ay noqoto mid toos ah
(June 2, 2015)
Mogadisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgal
Ra’iisu wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(June 2, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdi rashid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta oo Salaasa ah dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho. Ra’
Qardho oo mudooyinkii u dambeeyey horumar balaadhan Samaysay.[Masawiro]
(June 2, 2015)
Qardho:-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa mudooyinkii u dambeeyay samaynaysay horumaro balaaran oo ku aadan koboca dhismayasha magaalada iyadoo magaalada lagu arkayo dhismayaal cusub oo
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanka Toora-Tooroow
(June 2, 2015)
Muqdisho:-Ciidamada DFS oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa la wareegey deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana halkaas horey ugu sugnaa kooxda Al-Shabaab.Wararka ayaa sheegaya in ciid
Nadwo cilmiyeed si Habsami leh uga socota magaalada Hargeysa.[Video/Masawiro]
(June 1, 2015)
Hargeysa:-Xalay oo taariikhdu ahyd 14/shacbaan 1436 hijriga waafaqsana 01/06/2015 m ayaa waxa ka bilaabanytay magaalada Hargeysa gaar ahaan masaajidka Cali Mataan nadwo diini ah oo ku saabsan shiicada

« Previous PageNext Page »